caqabadaha noloshuu kugu Bataan haniyaad jabin ee ka baro cashar siin waado noloshaada waa guul
Qalibeyadeena waxay ubahaan yihiin ruux xaalada waliba aan ku jirno fahmi karo, dhawaca naga ilaalin Kara, daryeeli kara farxad siin Kara, aamuusnaanteen fahmi kara. $. Waxa jira shan kelmadood muhiim u ah noloshaa . Caqiido. Jaceyl, dacadnimo, Aaminaad. Iyo xushmad. Haddii ay noloshaada ka maqan yihiin KU dhaqanka kelmadahan waxa badan baa kaa dhiman. ππ Noloshaa waxa walba kuma siineyso balsa