Haku khasarin qiimahagaa hadal
Hana ku khasariin ixtaaramakagaa hoos udhiga
Hana ka dhigiin hamiga
Noolasha quus ma ka gaartay? Ma jeclaysatay in aad iskaba dhimatid oo aduunka aad dhaaftid? Ma banaantahay in qof dhimasho jeclaado dhib ku dhacay dartiis?
Waxaa jirta Duco la akhristo marka aad noolasha nacdid dhib ku haysta dartiis.
Dheh:
Allaahumma axyinii maa kaanatil xayaatu khayran lii, wa tawafanii maa kaanatil wafaatu khayran lii.
اللَّهُمَّ أَحْيِنِى مَا كَانَتِ الْحَيَاةُ خَيْرًا لِى وَتَوَفَّنِى إِذَا كَانَتِ الْوَفَاةُ خَيْرًا لِى
Macnaha Ducada