Hadaf


C.qadir xassan2023/02/20 20:13
Follow

Wan idin salaamay dhaman  walalahay inta igu jiro hadii ay fariintayda ku soo gaarto  waxan ka codsaa ina iska indho tirin  side daba adunyada cules lagama waayo qof kasto o adun jogane caaqabad aya heesato sida daetet ani waxa iheesto culees aad o wayn kaas oo ah mid famil iyo mid wax barasho wan ugahay waxa dhan waxa fududen karo allah  adine waxa ka cudsaa inaa isoo ducesaan waliba is dhab ah mashegi karo fariintan ka ka dib ina kusoo jawabi karo iyo in kale 🤍

Share - Hadaf

Support this user by sending bitcoin - Learn more

Follow

0 comments

Be the first to comment!

This post is waiting for your feedback.
Share your thoughts and join the conversation.