Cunitaanka cuntooyinka u wanaagsan caafimaadka waxay faa'ido uleedahay qaab dhismeedka jidhka iyo maskaxdaba kaliya ma aha in murqaha sanbabada iyo wadnaha ay u baahan yihiin nafaqada sidoo kale, sidoo kale maskaxduna waxay u baahantahay nafaqo.
1. Tamaandhada: waxaa laga helaa maaddo loo yaqaan (lycopene) taas oo dhiigga ka nadiifisa wasakhda sidoo kale waxay ka hortagaan in uu dhaawac gaadho unugyada maskaxda.
2.Shukulaatada madow: shukulaatada madow waxey kore u qaaddaa xusuusta iyo fahanka maskaxda.
3.Saliidda kalluunka: saliidda kalluunka waxaa ku jira saliid loo yaqaan omega 3 fatty acid oo u wanaagsan caafimaadka maskaxda.
4.Cunnooyinka diirka leh: cuntooyinkan waxaa kamid ah galleyda, digirta, garowga, waxay isku dheelli tir ku sameeyaan heerka sonkorta dhiigga.