Haku khasarin qiimahagaa hadal Hana ku khasariin ixtaaramakagaa hoos udhiga Hana ka dhigiin hamiga


ゲスト2023/08/21 20:41
フォロー

Noolasha quus ma ka gaartay? Ma jeclaysatay in aad iskaba dhimatid oo aduunka aad dhaaftid? Ma banaantahay in qof dhimasho jeclaado dhib ku dhacay dartiis? Waxaa jirta Duco la akhristo marka aad noolasha nacdid dhib ku haysta dartiis. Dheh: Allaahumma axyinii maa kaanatil xayaatu khayran lii, wa tawafanii maa kaanatil wafaatu khayran lii. اللَّهُمَّ أَحْيِنِى مَا كَانَتِ الْحَيَاةُ خَيْرًا لِى وَتَوَفَّنِى إِذَا كَانَتِ الْوَفَاةُ خَيْرًا لِى Macnaha Ducada

Haku khasarin qiimahagaa hadal
Hana ku khasariin ixtaaramakagaa  hoos udhiga 
Hana ka dhigiin hamiga (1)

Naxariistaa bini, aadamnimada, damqashada iyo dareenkuba waa deeq ka mida deeqaha uu raxamaan ku baxsho cid walibana mahesho ilaa kuwa uu rabi KU irzaaqay kuna manaystay mooye rabi ha inaga dhigo kuwa isku naxariistoo

Haku khasarin qiimahagaa hadal
Hana ku khasariin ixtaaramakagaa  hoos udhiga 
Hana ka dhigiin hamiga (2)
Haku khasarin qiimahagaa hadal
Hana ku khasariin ixtaaramakagaa  hoos udhiga 
Hana ka dhigiin hamiga (3)

Qalibeyadeena waxay ubahaan yihiin ruux xaalada waliba aan ku jirno fahmi karo, dhawaca naga ilaalin Kara, daryeeli kara farxad siin Kara, aamuusnaanteen fahmi kara. $. Waxa jira shan kelmadood muhiim u ah noloshaa . Caqiido. Jaceyl, dacadnimo, Aaminaad. Iyo xushmad. Haddii ay noloshaada ka maqan yihiin KU dhaqanka kelmadahan waxa badan baa kaa dhiman. 😎😎 Noloshaa waxa walba kuma siineyso balsa qanaacad ayaa ka dhigeysa qof KU qanacsan waxa uu haysto🤣/ xaqiiqada noloshaa

Haku khasarin qiimahagaa hadal
Hana ku khasariin ixtaaramakagaa  hoos udhiga 
Hana ka dhigiin hamiga (4)

シェア - Haku khasarin qiimahagaa hadal Hana ku khasariin ixtaaramakagaa hoos udhiga Hana ka dhigiin hamiga

ゲストさんをフォローして最新の投稿をチェックしよう!

フォロー

0 件のコメント

この投稿にコメントしよう!

この投稿にはまだコメントがありません。
ぜひあなたの声を聞かせてください。