GARIIRE
Gariire Wuxuu Kamid Yahay Beelaha Soomaaliyeed Kuwooda Ugu Da,ada weyn Uguna tariikh dheere marka laga Hadlayo Tariikhda beelaha Soomaaliyeed beesha Gariire waxay dagta dhulka Soomaali galbeed Beeshu waxay leedahay lahjad ugaar ah oo loyaqaano AF GARIIRE luuqada gariire asal ahaan waxay kasoo farcantay Luuqada loyaqaano Kushatiga luuqada gariire waxay leedahay Amaaho badan ama xigasho Soomaali ah waxaana lagu qiyaasa luuqada gariire in ay kakooban tahay 70%soomaali Majiro wax darasaad ah oo lagu sameyay luuqadan waxaana inta badan lagu aruriyaa dalad yar oo ay kumideysanyihiin qoyska Soomaalida ee loyaqaano MACRO SOMALI oo ay ka mid yihiin qaraabada sida Rendille, Boni, Bayso, iyo labada lahjadood ee Soomaaliga, waa Af-Maay, iyo Af- Maxaa
Luuqada gariire waxay kamid tahay Ama ay kujirta qaybta loyaqaano AF MAAY oo ay kuhadlaan dad kor udhaafaya 4million oo kukala nool bariga iyo badhtamaha Afrika. Luuqada gariire waxaa looga hadla dalka Itoobiya Gobolka Af-dheer Deegaanka Soomaalida Qowmiyad Reer Girirra, Dadka Soomaaliyeed ee ku hadla luuqadan waxaa lagu qiyaasa <100,0000
Luuqadani Waxay Yara udhawdahay Af may_mayka Ee Looga hadlo dalka Soomaaliya Gobolka Koonfur galbeed
Micnaha Erayga gariire Waa "Geesi"sooma jeestaha Goobaha dirirta
ASALKA GARIIRE
Gariire waxaa uu kamid yahay sagaalka Ilmood ee uu dhalay Samaale .
1 Gardheere Samaale
2 Irir Samaale
3 Meyle Samaale
4 Maqaare Samaale
5 Harmaale Samaale
6 Xariire Samaale
7 Gure Samaale
8 Gariire Samaale
9 Yaabuur Samaale
Beesha Gariire Ama Gariire Samaale Waxaa uu ukala Baha Ama ukala qaybsama 12 jufood
Losoco Qaybta Labaad
Sultan Husseinさんをフォローして最新の投稿をチェックしよう!
0 件のコメント
この投稿にコメントしよう!
この投稿にはまだコメントがありません。
ぜひあなたの声を聞かせてください。