Warka caawa


フォロー

Waxaa socda shirkii 24-aad ee golaha guud ee taliska booliiska bariga Afrika Shirweynaha 24-aad ee Midowga Taliyayaasha Booliska Bariga Afrika ayaa ka socda Addis Ababa. Kulanka ayaa la filayaa in looga tashado dambiyada argagixisanimo, ka ganacsiga sharci darrada ah ee dadka iyo hubka, daroogada, ugaarsiga xoolaha iyo dambiyada kale ee xuduudaha. Taliyaha Xafiiska Dembi-baadhista Booliska Federaalka Itoobiya Jeneral Zellam Mengeste; ESA ayaa ku warantay in kulanka ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiinta ururka, madaxda gobolka Interpol, ku-xigeeno, taliyeyaasha booliska ee dal kasta. Magaalada Kinshasa ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo waxaa ka furmaya shir sanadeedka 23-aad ee sanadlaha ah ee madaxda booliska ee Midowga Afrika. Waa markii labaad ee ay Itoobiya qabanqaabinayso shirka ururka. Waxaa la og yahay in ay marti galisay shirka 2008-dii. Waxaa la sheegay in Isbaheysigan oo ka soo xarooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka shaqeynayo x

Warka caawa iyo caalamka

シェア - Warka caawa

Abdiraafic sheik abdi osmanさんをフォローして最新の投稿をチェックしよう!

フォロー

1 件のコメント