QURAANKA IYO NOLOSHA


Khaleth_mupz2022/08/14 09:28
フォロー

Nolosha muslimiintabwa mid ku dhisan farxad iyo degenaansho si kasta oo ay u jiraan dhibaatoyin hadana inta badan wa ay faraxsan yihiin sababta ugu wayn waa iimaanka alle ay uhayaan.

Marka ad eegto aduunka siiba wadamada gaalada dhagahaga waxa ka badanaya hebel u is dilay xataa qaar ka mida aqoon yahanadooda waxa ay isku dleen fashil ay kala kulmeenolosha iyo dhibaatooyin soo wajahay .

Muslimiinta badankoda wadamada ay degen yihiin wa kuwo Bunbury iyo dhaqaale xumo la kulmay tussle ciraaq suuriya yanan somalia iyo dalal badan islaamka ka mid ah


Quraanku waxa u jideeyay hab kasta oo muslimku igu molol heer sare ah mid an idin sheego hantida maaha waxa farxad ku siin kartabhadaba is waydii sababta ay muslimiintu uga farxad badan yihiin gaalada

Dabcan adba wad is waydiisay Ana ku sheegaya quraanka wa waxa kalya ee qalbigaga dejin kara adiga imisa jeer ayad maqasha quraan la akhrinayo malinti dabcan 3 saladodo ee la akhriyo iyo Mar aad asigu akhriso Mar aad Mel fadhido oo mid kale kugu ag dhagaysanayo aydaanka iyo aqiimka saladaha 1000 Mar ku dhawaad wad maqasha khayrka ..

Qalbiyadeenu waxa ay la qabsaden degananshahas illahayna quraanka waxa uu ku yidhi الا بذكر الله تطمئن القلوب.. Mar kale nolosha islamka quraanku wa u caafimad iyo dawo suuratubak isra alle waxa u ku leeyahay و ننزل نن القرآن ما هو شفاء ورحمة للمؤمنين

Run ahaanti noloshena meelna ugma merano quraanka.

Sido kale warbixintayda tn ka horaysay ee an soo dhigay quraanka iyo saynisiyowaxa aad ka yaabayasa sida ay wax kasta ugu salaysan yihiin cilmiga sayniska caafimadka, akhlaaqda, xukunka, ciqaabta, abaal marinta , guurka , caawinta ,xaaranta, xalaasha, waxa nolosjada ku jeeni kara dib u dhaca, horumarkaaga,


WQ khaalid mubaarik maxamed ..

シェア - QURAANKA IYO NOLOSHA

Khaleth_mupzさんをフォローして最新の投稿をチェックしよう!

フォロー

0 件のコメント

この投稿にコメントしよう!

この投稿にはまだコメントがありません。
ぜひあなたの声を聞かせてください。