Cilmiga sayniska iyo qur'aanka kariimka
Sayniska iyo quraanka kariimka ah wa kuwo is leh qaab dhismeedka bini aadanka iyo marxaladaha uu soo maro waa kuwo la ogaaday dhawan sida ay sheegan badhayaasha hawlahas lakin diinta islaamka waxay ogaatay 14 qarni ka hor iyagoo lagu cadeeyay nusuus iyo aayado quraan ah. Waxa si fiican u kala dhig dhigaya qodobkan sheikh mustafe xaji isaciil qudbad uu jeediyay 5 sanno ka hor wana isla ciwaanka mawduucan
AAN U GUDUBNO